Ganacsade caan ah oo saaka Muqdisho ku geeriyooday & Madax hore oo ka tacsiyadeeyey

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Bashiir Raage Shiiraar oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed, kana mid ahaa dadka saameynta ku lahaa siyaasadda dalka wixii ka dambeeyey burburkii dowladdii dhexe. Xubno ka mid ah ehelkiisa ayaa xaqiijiyey inuu u dhintay xanuun dhanka wadnaha oo ku soo booday. Bashiir Raage Shiiraar ayaa 1996 ka mid ahaa hogaamiye … Continue reading Ganacsade caan ah oo saaka Muqdisho ku geeriyooday & Madax hore oo ka tacsiyadeeyey